Home

ku soo dhoqoow asmraagenews.com. In shaa allah waxaan kaa haqab tiri doonaa baahidaada la xariirta war lagu kalsoonaan karo.

Latest from the Blog

Kumanaan arday oo u fariisatay Imtixaanka Qalinjebinta Dugsiga Sare

In ka badan 40-kun oo arday oo isugu jirta gabdho iyo wiilaal ayaa maanta u fariisatay Imtixaan sanadeedka fasalka 12-aad ee Dugsiga sare 2020/21. Ardayda saaka u fariisaneysa imtixaankan ayaa ku kala sugan gobolka Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hir-Shabeelle iyo Galmudug. Imtixaanka ayaa socon doona muddo shan maalmood ah Ciidammo badan oo booliis ah ayaaContinue reading “Kumanaan arday oo u fariisatay Imtixaanka Qalinjebinta Dugsiga Sare”

Madaxweyne Lafta Gareen iyo Shariif Xasan oo Caawa kulan yeeshay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa hoyga uu ka degenyahay Muqdisho caawa ku Qaabilay Gudoomiyihii hore Baarlamaanka, Madaxweynihii hore Koonfur Galbeed  Shariif Xasan Shekh Aadan.   Shariif Xasan Sheekh Aadan oo u sharaxan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa booqasho ugu tagay Madaxweynihii ka bedelay maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen oo la sheegay inContinue reading “Madaxweyne Lafta Gareen iyo Shariif Xasan oo Caawa kulan yeeshay (Daawo Sawirada)”

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maanta tegey xeebta Liido

Madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maalmihii la soo dhaafay shir ugaga socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa xeebta Liido ay kula qadeeyen Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa qado sharaf mahadcelin ah u sameeyay.   Qado sharafta uu Ra’isul Wasaare Rooble u sameeyay Madaxda dowlad goboleedyada iyo gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kaContinue reading “Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maanta tegey xeebta Liido”

Get new content delivered directly to your inbox.

%d bloggers like this: