Madaxda mucaradka oo ra’isul wasaare rooble ka codsaday in uu la hadlo ciidamaddii gadoodey kuna celiyo xeryahoodi.

Caawa Madaxda Mucaaradka ayaa Raisal-Wasaare Rooble Ka Codsaday inuu la Hadlo Ciidamadii Gadooday Baryo Ka Hor Mucaaradkane ugalay Kadibne uu Ku Celiyo Xeryahoodi. Balse Raisal-Wasaare Rooble ayaa Arintaas Diiday Si adagne Geeska Ugu Dhuftay Raisal-Wasaaraha Ayaa Yiri ‘Askari Qaran oo Qabiil Doorbiday Ciidan Dowlada Uma Noqonayo”Madaxweynahii Hore Hassan Sheikh Mohamud ayaa Heesto Culees Weyn Sidii Ku Celin lahaa Ciidankaas Meelaheey Ka Imaadeen Mushaarne looga Heli lahaa Madaama Raisal Wasaare Rooble Diiday arintaas.

Dowlada Mareekanka ayaa Maanta Sheegtay ineysan Aqbali Doonin Musharax Ciidan Magaalada Ku dhex Heesto.Wararka Qaar ayaa Sheegayo in Ciidamadii Hassan Sheikh Heestay uu Ku amray ineey Ka Guuraan Guurigiisa Balse Markeey Soo Gureen ay Deegaan Kasameesteen Xaafadaha Fagax, Arjentiina iyo Ceel-tuba Weyne.Wasiirka Aminiga Xundubeey ayaa Hada Ka Hor Sheegay in Ay Adkaan Doonto Ciidan Maanta Qabiil loogu Yeeray in Hadhoow Dib loo Celiyo.

Hada Taliyaashii Degmooyinka Yaaqshiid iyo Shibis ee Qabiilka Ka Doorbiday Qarankooda Baagamuundo Miyaa Caawa Wax loo Shaqeeyo oo Qaran Ka Weyn anigu Garan Maayo.

Leave a Reply

%d bloggers like this: