harry Wilson xidigga amaahda uga maqan liverpoolFC oo bandhig cajiib ah ku soo bandhigaya kooxda cardiff city. daawo video-ga

Xiddiga amaahda uga maqan Liverpool ee Harry Wilson ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku soo bandhigaya kooxda uu deynta kula joogo ee Cardiff City.Ciyaartii ugu cajiibsanayd waxa uu soo bandhigay galabnimadii Sabtida, isagoo dhaliyay seddexleey layaab leh oo uu ka  dhaliyay Birmingham City.

Goolka  koowaad wuxuu ahaa mid dhmaystirkiisa lala yaabay oo qaab kalsooni badani ka muuqato uu goolhaya u daba mariyey. Goolkan ayaa yimid kadib markii uu qalqalay mid ka mid ah difaacyada kooxda Birmingham  waxa uu kasoo toogtay meel goasha u jirta 30 yaard kadib markuu arkay goal-haya oo banaanka taagan. Labada goal ee  kalana ayaa ahaa Freekicks.

Harry ayaa xili ciyaareed la jeclaystay ku soo bandhigaya Cardiff

isaga oo ilaa hada dhaliyay​​7 gool iyo 12 kalana caawiye ka noqday.

Leave a Reply

%d bloggers like this: