Colaad laga soo sheegayo magaalada baladwayne

Qeybo kamid ah Xaafadaha Baladweyne caawa waxaa kajirta Cabsi kusaabsan in uu saameeyo Dagaal Makane iyo Jijeele ku dhex maray Deegaan Hoostaga Baladweyne kaas oo dhimasho iyo dhaawacba sababay sidoo kalana lagu kala gubay Guryo.

Leave a Reply

%d bloggers like this: