Ma 40 jiraa mase 24 jir. Khilaaf dhinaca da’da ah ayaa udhexeeya Laacibka Joseph Mirana iyo kooxda Lazio.

Khilaaf dhinaca da’da ah ayaa udhexeeya Laacibka Joseph Mirana iyo kooxda Lazio.Joseph Mirana ayaa sheegay in uu dhashay 1996 da’diisuna ay hadda tahay 24 jir.Laakiin kooxda Lazio ayaa ka biyo diiday, waxaanay sheegeen in ugu yaraan uu jiro 43, Kooxda ayaa wali baadhitaan ku wadda ciyaaryahan kani.Ma kula tahay inuu yahay 24 biyaha tufaya?Isha Xogta :- Maxamed Jokar

Leave a Reply

%d bloggers like this: