maxaa ka jira in madaxwaynaha puntland(saciid abdullahi deni) uu la ildaranyahay COVID-19. xaaladiisuna ay aad u liidat?

waxaa isasoo taraya warar sheegaya in madaxwayne dani aad u xanuunsanayo lana ildaranyahay virus-ka COVID-19. Ilaa hadda ma jirto wax cadayn oo lasoo bandhigay laakiin waxaa shaki abuurtay in madaxwaynaha aan lagu arkin meelehii lagu yaqiinay sida xaafiiskii iyo media-ha.

warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Dhakhtarka Madaxwayne Saciid Cabdilaahi deni uu Rajo xumi ka muujiyey xaalada caafimaad ee madaxwaynaha. Deni ayaa laleeyahay waxaa ku dhacay cudurka carona virus kaas oo sida dhakhtarku tibaaxay saameyn xoogan ku reebay.

waxaana muuqaneysa in rajo xumi xaaladiisa laga muujinayo.Shacabka puntland ayaa ku wareersan qaabkii ay ku heli lahaayeen xog dhameestiran oo ku aadan xaalada deni.

Leave a Reply

%d bloggers like this: