Gabar ruushka u dhalatay oo maal qabeen ah oo jeclaatay nin south sudenese ah. waa qiso aad cajiib u ah. Bal sii aqri adaa yaabi doonee.

Waxay udhalatay” wadanka ruushka(rusia) waa 28 jir awowgeed wuxuu ahaa nin caan ka ah dalka ruushka wuxuuna ahaa saraakiishii dagaalki 2aad guulaha usoo hooyay dalkaas, sanad walbana waa la xusaa aabaheed.

Iyadu waxay leedahay hanti dhan 23 million dolars ah oo kaash ah iyo 8 shirkadood oo dunida ku kalayaal, guud ahaan hantideedu waxay gaadhaysa 80M sideetan milyan.

Waxay dalxiis utimi africa” horaanti sanadkan 2021 halkani waa kenya ninkan lasawiran waa masay xoolo dhaqato ah, isagu male hanti aan ahayn lo’das.
Way jeclaatay waxayna tiri inamari nin iinoqo adunkana meesha doonto igu qab, sidaad doonto ugu safar adunkan.

Nasiib daro wuu diiday” wuxuuna rumaysan waayay gabadhan siday ujeclaatay iyo waxay karabto isku umadba maaha, wuxuuma ugu jawaabay anigu lo’dan kama tagayo kumana rabo ee iga tag.

Waxay tiro xitaa lo’da waan kaxay reerkiina xitaa soo kaxayso iyo cidaad rabto ee kale.
Kaliya nin iinoqo aniga iyo hantidan masuul naga noqo adigaana iskaleh hadaan dhinto iyo hadaan nolahayba.

Wuu diiday, waana lakariwaayay gabadhina way sugaysa oo weli maysan tagin, kamana tagayo ayay tir

Leave a Reply

%d bloggers like this: