Bill Gates oo ah ninka 4aad ee aduunkan ugu hantida badan iyo xaaskiisa oo is furaya. waxa uu raadinayaa xaas cusub ma isasoo sharaxaysaa gabareey.

Bill Gates oo ah ninka 4aad ee dunida ugu lacagta badan iyo Xaaskiisa Melinda Gates ayaa waxay sheegeen inay is furayaan 27 sano oo guur ah kedib.

1987-dii ayay shukaansigoodii bilaabeen, 1994 ayayna Hawaii isku guursadeen, waxaana u joogo 3 caruur ah.

Bill Gates ayaa caawa warka furiinkan Twitterka soo dhigay, wuxuuna tilmaamay inaysan intaan ka badan asiga iyo Melinda sii wada joogi karin amaba lamaane sii wada ahaan karin. 💔

Leave a Reply

%d bloggers like this: