Ciidamada Yuhuuda ayaa Caawa xoog ku galay gudaha Masajidka Barakaysan ee Al-Aqsa kiiyoo lagu jiro Salaadii taraawiixda.

Ciidamada Yuhuuda ayaa Caawa xoog ku galay gudaha Masajidka Barakaysan ee Al-Aqsa kiiyoo lagu jiro Salaadii taraawiixda.

Ururka Bisha Cas ee Filisdiin ayaa sheegay in ay jiraan 53 Qof oo dhaawac ah, Dadkii tukanayay iyo Ciidamada Yuhuuda ayaa isku dhex baacsaday Masaajidka.

Dawlado ay ka mid yihiin Turkiga, Urdun iyo Qadar ayaa si kulul u cambaareeyay falalka bahalnimada ah ee Yuhuudu ay kula kacday Masaajidka Al-Aqsa.

Madaxwaynaha Maamulka Reer Falasdiin ayaa Golaha ammaanka ka dalbaday in arintan u ka yeesho Shir Deg deg ah, Xammaas ayaa iyadna israel u hanjabtay.

Leave a Reply

%d bloggers like this: