xildhibaan Abdi Shire Ciyaal Jacel oo mahad salaad ku tilmaamay doofaar oo kale. ma u qalmaa?

Inta badan ma jecli in aan u jawaabo dadka aan waxaba ka xishoon balse saaxiibkey Mahad Salaad oo qoraal uu bartiisa face book soo dhigay nagu jaa’ifeyay intaan uun baan leeyahay :

“Hadaad doofaar la lagdantid ama la ciyaartid, dharka ayuu kaa wasaqeeyaa/haleeyaa, isaguna waa ku raaxeystaa ama ka helaa”.

Intaas ka badan kuuma dhaafayo oo dharkeyga cad uskag uma rabo. Mahad Salaad waxaan leeyahay xildhibaan waad heli haddii uu Rabbi kuu qoray balse qaabka aad wax ku raadineysid mansab iyo darajo laguma gaaro.

Leave a Reply

%d bloggers like this: