Deg Deg, Xaallad Cabsi xooggan leh ayaa ka taagan Waqooyiga dalka Sudan kadib markii la sheegay in uu gantaalkii shiinaha ee soo dhacay halkaas ku soo wajanyahay .

Deg Deg Xaallad Cabsi xooggan oo ka taagan Waqooyiga dalka Sudan iyo Gantaalka Shiinaha oo ku wajahankadib markii la sheegay in uu gantaalkii shiinaha ee soo dhacay halkaas ku soo wajanyahay .

Dadka ku nool Gobalka Waqooyiga ee Jamhuuriyads Sudan ayey la soo gudboonaatay cabsi, Rucbi iyo jahwareer, kadib, markii uu Wasiirka Caafimaadka Federalka ee dalkaasi, Cumar Al-Najiib shaaciyey inay Hay’adda Shisheeye ku soo wargelisay inuu Gobalka Waqooyiga Sudan ku habsan doono Gantaalka Shiinaha ee Long March 5B Y2.

Dadka ayaa feejigan, una dheg taagaya Gantaalka laga digay inuu ku dhici doono Gobalkaaai oo inta badan Lama-degaan ah.

Waxaa la soo Weriyay inuu Gantaalka Shiinaha ee Long March 5B Y2 beri Subax ku soo hooban doono Waqooyiga Sudan, sida ay Wararka muujinayaan.

Gaadiidka iyo Shaqaalaha Gurmadka aya Heegan buuxa la geliyey, waxaana lagu jiraa Feejignaantii u saraysay Xilligan oo ay dadku saxuuranayaan.Gobalkaasi waxa uu ku dhexeeya Webiga Nile ee Waqooyiga caasimadda dalkaasi ee Khartuum ilaa Xuduudka dalka Masar.Waa dhul Beeraley ah oo Caan ku ah Qamadiga iyo dalagyada kale.وتأتي الإجراءات بعد معلومات وارده من لجنة الطوارئ بوزارة الصحة الاتحادية وباتصال مباشر من وزير الصحة بالولاية الشمالية عمر النجيب بخصوص خروج الصاروخ الصيني عن مساره والذي من المتوقع سقوطه صباح السبت بشمال السودان كما وردXigasho: Skynews Arabia

Leave a Reply

%d bloggers like this: