Madaxda gobalka hiiraan iyo magaalada beledwayn oo kubaxay qaboojinka dagaal 2 beelood ku dhex maray gobalka hiiraan.

Gudomiyaha gobalka hiiraan cali jeyte cisman, gudomiye ku xiggenka siyasada iyo maliyada gobalka hiiraan abuukar Abdullahi made, gudomiye xiggenka Amniga gobalka hiiraan ahmed inji, gudomiyaha maxkamada gobalka hiiraan Abdiraxiin muxumed takoy, taliyaha saldhiga boliska degmada baledweyn Maxamed qorshel iyo xildhibane ka tirsan barmalanka hirshabelle aya boqasha ku tagay deganada waqoyi galbedka magalada beledwayne kuwaas oo aay horay ugu dagalamen labo beelood oo walaaalo .

Gudomiye cali jeyte cisman iyo madaxda kale aya cidamada xoojin ah waxa ay geeyeen deeganadaas si ay u caawiyaan cidamada horay ugu sugna oo kala dhaxgalay labada beelod.

Dhinaca kale waxaa dagan deganadi horay beeluhu ugu dagaalameen mahadaasna allah kasoow waxaa iska leh ciidamaddii ambiga ee meeshiyaadka labada beelood kala dhex galay.

Leave a Reply

%d bloggers like this: