ciidamada sacuudiga oo qabtay somali iyo ajaanib kale oo isku dayey in ay daroogo geliyaan sacuudiga

Afhayeenka Ciidanka Ilaalada Xuduudaha Sacuudiga, Col.  Masfar Bin Qanam Al-Qurayni ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 25 eedeysane oo qaab dhuumaaleysi ah ku gelinayey dalkaas daroogo iyo Qaad

US army soldiers, part of the Combined Joint Task Force Operation Inherent Resolve (CJTF-OIR) the US-led coalition against the Islamic State (IS) group, walk around at the K1 Air Base northwest of Kirkuk in northern Iraq before a planned US pullout on March 29, 2020. (Photo by AHMAD AL-RUBAYE / AFP) (Photo by AHMAD AL-RUBAYE/AFP via Getty Images)

Col.  Masfar Bin Qanam ayaa intaasi ku daray in eedeysanayaaaha lagu soo qabtay Hawlgalo ka dhacay gobolada Najraan iyo Jizaan ee K/Galbeed ee Sacuudiga oo u dhow Xadka Yemen.

Eedeysanayaaaha waxaa la sheegay in Wadar ahaan  lagu qabtay 802 Kiilo oo Xashiish ah iyo 25.4 Tan oo Qaad (Jaad) ah.https://b416025bbfe8e7db789570c22c39b222.safeframe.googlesyndication.com/safeframe/1-0-38/html/container.html

Afhayeenka waxa uu xusay in 25-ka Eedeysane ee la qabtay kala yihiin: 3 Muwaadiinin Sacuudiyan ah, 2 Soomaali ah, 14 Yeminiyiin ah iyo 4 Ethiopian ah.

Eedysanayaasha oo la soo qabtay bishan May 7-dii waxaana loo gudbin doonaa Maxkamadaha ku shaqada leh, waxayna muteysan karaan xukuno culus oo iskugu jira dil ama xabsi dheer.

Leave a Reply

%d bloggers like this: