madaxwayne lafta gaeen oo maxaabiis aad u farabadan cafis u fidiyey

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa soo saaray wareegto cafis loogu fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiga Baydhabo.

Maxaabiistan oo gaaraya 10 maxbuus ayaa u xirnaa dembiyo fudud iyo kuwo heerka dhexe ah, iyadoo wareegtada lagu xusay in talaabadan loo qaaday Munaasaabada Ciidul fitriga awgeed.

Leave a Reply

%d bloggers like this: