qubaradda cilmulfalagga ama cirbixiyeenada ayaa sheegay in aysan maquul ahayn la arko bisha soonfur sidaas darteedna ay lagama maarmaantahay in la dhamaystiro 30-ka ramaan. sababta hoos ka aqri?

Culimada Falagga ama Cirbixiyeennada ayaa waxay Leeyihiin in Beri Maqribka Aanan la Arki karin Curashada Bisha Shawaal ee Ciidul Fidriga Maadaama Bisha ay ka hor dhaceyso Qaraxda Taasoo sababeyso iftiinka Qoraxda iyadoo uu jiro aanan la arki karin Bisha.

Marka Maalinta Arbacada ayaa Noqon doonta in la Kaamilo ama la Dhameystiro Bisha Ramadaan… Maalinta Khamiista ahna ay Tahay Ciida.

Mufti ga Masaarida ayaa la Sheegaya inuu ku Dhawaaqo beri in Arbacada ay Ciid tahay.

isku soo wada duub Habeen dambe ayaa la Xaqiijin doona Ciida Inshaa alaah.
Dhamaanteen Samo iyo Caafimaad Hanagu Gaarsiiyo.

by Eng Fahad Ali Hassan

Leave a Reply

%d bloggers like this: