Deg Deg Markii Ugu Horeesay Tariikhda Somaliya Ayaa Ku Guuleesatay Ineey Hogaamiso Ururka Hanti Dhowrka Afrika ee loo Soo Gaabiyo AFROSAI-E

Deg Deg Markii Ugu Horeesay Tariikhda Somaliya Ayaa Ku Guuleesatay Ineey Hogaamiso Ururka Hanti Dhowrka Afrika ee loo Soo Gaabiyo AFROSAI-E waxaan Gudoomiyaheeda loo Doortay Mohamed Mohamud Ali oo ah Hanti Dhowraha Qaranka Somaliya ah.

Booskaani oo ah Mid adag Ku Guuleesashadiisa ayaa Waxaa Somaliya la Tartamaayay South Afrika, Nigeria, Kenya, Masar iyo Moroco.

Dowlada Kenya ayaa loolan Adag nala Gashay ineey nooga Guulesato Balse Guusha Waxeey Raacday Somaliya Kenyane Waxeey Heshay Gudoomiya Kuxigeenka oo loo Doortay Nancy Ganthungu.

Waa Markii ugu Horeesay oo Dowlada Kenya ay Kuxigeen Katahay Urur intaan la eg oo Somaliya Gudoomiye Katahay.Warar ayaa Sheegaya in Kenya iska Casili Doonto Booskaa balse lama Hubo.Waa Guul usoo Hoyatay Somalia.

Leave a Reply

%d bloggers like this: