Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo gaaray magaalada Muqdisho

Madaxweyne Guudlaawe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha lagu soo dhoweeyay madax ka tirsan dowlada federalka iyo mas’uuliyiin kale.

Cali Cabdulaahi Xuseen Madaxweynaha Hirshabelle ayaa ka soo kicitimay garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar xilli fatahaad badan ay saameysay caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle.

Shirka Wadatashiga Doorashooyinka ayaa lagu wadaa in goordhow uu ka furmo teendhada Afisiyoone ee magaalada Muqdisho.

Leave a Reply

%d bloggers like this: