Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoor-qoor & danjire Alberto Vecchi? (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye (Qoorqoor) ayaa kulan la qaatay danjiraha Dowlada Talyaaniga Mudane Alberto Vecchi iyo ku-xigeenkiisa.

Kulanka ayaa looga wada hadlay howlaha horumarineed ee Dowladda Talyaaniga ka wado deegaanada Galmudug.

Danjiraha ayaa u xaqiijiyay in Dowladda talyaaniga sii xoojin doonto teegerada shacabka iyo dowladda Galmudug.about:blank

Dhinaca kale, Madaxweynaha Galmudug ayaa uga mahadceliyay garab istaaga Dowladda  Talyaaniga iyo maalgelinta mashaariicda horimarineed.

Leave a Reply

%d bloggers like this: