Madaxweyne Farmaajo iyo Madax badan oo Mucaarad ku ah oo mudo kadib is arkaya

Waxaa maanta lagu wadaa in teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho lagu soo gabo gabeeyo shirkii wadatashiga arimaha doorashooyinka oo maalmihii lasoo dhaafay u socday madaxda dowlada federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta soo xiraya Shirka Wadatashiga Qaran, waxaana munaasabada xiritaanka shirkan lagu casuumay Midowga Musharaxiinta iyo masuuliyiin kale.

Farmaajo iyo Musharaxiinta mucaaradka ayaana mudo kadib isku arkaya teendhada Afisiyooni, waxa sidoo kale madaxdan khudbado ka jeedin doonaan munaasabada xiritaanka shirka wadatashiga ee lasoo gaba gabeenayo m

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo iyo Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah ay ku jiraan Madaxweynayaashii ka horeeyay ayaan in mudo ah is arag, waxa ayna maanta isku arki doonaan fagaare dad badan joogaan.

Leave a Reply

%d bloggers like this: