Su’aalaha iyo jawaabaha viisooyinka

asalaamu alaykum walaalaha qaaliga ah ee ku xiran warbaahintayda ASM Raage. Dhamaantiin waxaan idinku soo dhowaynayaa blog-gan haday jirto wax su’aal ah oo la xariira visayaasha aan ka hadalno fadlan hoos ku qor adiga oo ku bilaabaya magacaaga mahadsanid.

3 thoughts on “Su’aalaha iyo jawaabaha viisooyinka

  1. Bismilaah, ASM Raage magacaygu waa abdullahi salad waxaan doonayaa walaal in aad ii sharaxdo waxa la yiraahdo green card lotttery?
    mahadsanid

    1. waad mahadsantahay walaal barnaamijkaasi waa barnaamij lagu yimaado maraykanka waana barnaamij baqtiyaa nasiib ah.

Leave a Reply

%d bloggers like this: