Blog

Kumanaan arday oo u fariisatay Imtixaanka Qalinjebinta Dugsiga Sare

In ka badan 40-kun oo arday oo isugu jirta gabdho iyo wiilaal ayaa maanta u fariisatay Imtixaan sanadeedka fasalka 12-aad ee Dugsiga sare 2020/21. Ardayda saaka u fariisaneysa imtixaankan ayaa ku kala sugan gobolka Banaadir, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Hir-Shabeelle iyo Galmudug. Imtixaanka ayaa socon doona muddo shan maalmood ah Ciidammo badan oo booliis ah ayaaContinue reading “Kumanaan arday oo u fariisatay Imtixaanka Qalinjebinta Dugsiga Sare”

Madaxweyne Lafta Gareen iyo Shariif Xasan oo Caawa kulan yeeshay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa hoyga uu ka degenyahay Muqdisho caawa ku Qaabilay Gudoomiyihii hore Baarlamaanka, Madaxweynihii hore Koonfur Galbeed  Shariif Xasan Shekh Aadan.   Shariif Xasan Sheekh Aadan oo u sharaxan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa booqasho ugu tagay Madaxweynihii ka bedelay maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen oo la sheegay inContinue reading “Madaxweyne Lafta Gareen iyo Shariif Xasan oo Caawa kulan yeeshay (Daawo Sawirada)”

Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maanta tegey xeebta Liido

Madaxda dowlad goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir oo maalmihii la soo dhaafay shir ugaga socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa xeebta Liido ay kula qadeeyen Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa qado sharaf mahadcelin ah u sameeyay.   Qado sharafta uu Ra’isul Wasaare Rooble u sameeyay Madaxda dowlad goboleedyada iyo gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kaContinue reading “Madaxda Dowlad Goboleedyada oo maanta tegey xeebta Liido”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay wafdi uu hoggaaminaayay Wasiirka Iskaashiga ee dalka Sweden

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayay Wasiirka Iskaashiga iyo Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Sweden Per Olsson Fridh oo booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho . Kulankaan waxaaay goob-joog ka ahaa u qaabilsanaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sweden eeContinue reading “Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay wafdi uu hoggaaminaayay Wasiirka Iskaashiga ee dalka Sweden”

Dardaaran Kii Ugu Cajiibka badnaa Ee Laga qoray Qof marxuum ah intuusan dhiman:

Dardaaran Kii Ugu Cajiibka badnaa Ee Laga qoray Qof marxuum ah intuusan dhiman:” Waxeey tiri Si fiican U dhuux Waxa Aan qorayoGeerideeyda Kama Wal Wal qabo Muhiimad Weeyn iima laha , Sida jirkeyga U baaliyoobi doono. Muslimiinta Sida Caadiga ah Marka Qof dhinto Loo Sameeyn jiray Ayeey igu sameeyn doonaan dharka ayeey iga bixin doonaanContinue reading “Dardaaran Kii Ugu Cajiibka badnaa Ee Laga qoray Qof marxuum ah intuusan dhiman:”

Q/Midoobay oo damacsan talaabo ka dhan ah Israel iyo Maraykanka oo ka hor yimid

Golaha Xuquuqul Insaanka ee Q/Midoobay ayaa u codeeyay in la baaro dagaalkii dhowaan dhex maray Israa’iil iyo Xamaas. Guddiga ayaa ansixiyay qaraarka, oo ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah dalalka Islaamka. Balse Mareykanka ayaa ka hor yimid arrintaas isagoo sheegay in go’aankan uu qalqal gelinayo hannaanka xasiloonida loogu soo dabaalayo gobolka. Dagaalka ayaa bilowdayContinue reading “Q/Midoobay oo damacsan talaabo ka dhan ah Israel iyo Maraykanka oo ka hor yimid”

Farmaajo oo soo dhoweeyay Heshiiska Doorashooyinka

Madaxweynaha muddo xileedkiisii dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qudbad uu ka jeediyay maanta munaasabadii lagu soo gabagabeynayay shirka madasha qaran ayaa soo dhoweeyay heshiiska la gaaray isagoo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed heshiiska dhammeystirka wadahadalladii ku saabsanaa hirgelinta doorashada oo ku salaysan heshiiskii 17-ka Sabteembar 2020 iyo is afgaradkii magaalada Baydhabo ee Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka.Continue reading “Farmaajo oo soo dhoweeyay Heshiiska Doorashooyinka”

Madaxweyne Farmaajo iyo Madax badan oo Mucaarad ku ah oo mudo kadib is arkaya

Waxaa maanta lagu wadaa in teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho lagu soo gabo gabeeyo shirkii wadatashiga arimaha doorashooyinka oo maalmihii lasoo dhaafay u socday madaxda dowlada federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta soo xiraya Shirka Wadatashiga Qaran, waxaana munaasabada xiritaanka shirkan lagu casuumay Midowga Musharaxiinta iyo masuuliyiin kale. FarmaajoContinue reading “Madaxweyne Farmaajo iyo Madax badan oo Mucaarad ku ah oo mudo kadib is arkaya”

Madaxweyne Farmaajo iyo Madax badan oo Mucaarad ku ah oo mudo kadib is arkaya

Waxaa maanta lagu wadaa in teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho lagu soo gabo gabeeyo shirkii wadatashiga arimaha doorashooyinka oo maalmihii lasoo dhaafay u socday madaxda dowlada federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta soo xiraya Shirka Wadatashiga Qaran, waxaana munaasabada xiritaanka shirkan lagu casuumay Midowga Musharaxiinta iyo masuuliyiin kale. FarmaajoContinue reading “Madaxweyne Farmaajo iyo Madax badan oo Mucaarad ku ah oo mudo kadib is arkaya”

Milatariga Israa’iil oo si Qaldan isaga soo riday Diyaarad iyo Fashilka ku yimid

Nidaamka Difaaca Gantaalladda Israel ee loo yaqaano The Iron Dome defence system ayaa la sheegay inay toogteen, soona riday Diyaarad nooca aan Duuliyaha Lahayn ee Drone-ka oo ay Milliteriga Israel lahaayeen. Ilo milliteri oo la hadlay Idacadda Isarel Public Broadcasting Corporation ayaa waxay sheegeen inuu Shilkaasi dhacay muddadii uu socday Dagaalkii 11-ka maalmood ee ka socdayContinue reading “Milatariga Israa’iil oo si Qaldan isaga soo riday Diyaarad iyo Fashilka ku yimid”

Loading…

Something went wrong. Please refresh the page and/or try again.


Follow My Blog

Get new content delivered directly to your inbox.

%d bloggers like this: